20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Bahweynta Cabdalle Makaahiil (Samaroon) oo duco qabsatey

Bahweynta Cabdalle Makaahiil (Samaroon) ayaa duco ku qabsadey duleedka caasimada ARAABI. Kulanka bahweynta Cabdalle Makaahiil ayaa yimi markii deegaanka in muddo ahba RABI ku manaystey mashaqo iyo barwaaqo. Deegaanada bahweyntu degto ayaa baryahanba ay ku socotey nimcada RABI.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=MLKIabyGcps[/embedyt]



ARAABINEWS