23/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Balaarinta dekedda Berbera oo la shaaciyay xilliga Imaaraadku bilaabayo

Balaarinta dekedda Berbera ayaa la shaaciyay xilliga Imaaraadku bilaabayo. Kulan Muuse Biixi joogey ayaa u qaabilsanaha Imaaraadka dekedda Berbera uu shaaciyay in bisha dambe uu dekeda imanayo Markab maraakiibta kale toosiya oo dekedda Berbera hore u lahayd laakiin bililiqaysatey ama la iibsadey.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=ZK7GVH6-pBU[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS