23/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Baliga Caro-garanuug ee duleedka Boorama oo ay soo gaartey deeq wax looga qabanayo iyo wali hawli ma bilowna

Baliga biyaha ee Caro-garanuug oo xilliyo ahaa goobta kaliya ee ay ka cabaan dad aad u farabadan ayaa burburkii la waayay cid wax ka qabata iyadoo aaney jirin dawladi. Gabdho aakhiradooda u dadaalaya ayaa ku soo deeqay lacag wax looga qabto laakiinse hawli bilow xataa maaha.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM