Banaaanbaxyo lagu dhegen yahay Trump in uu sii daayo cashuurta uu bixiyay oo ka socda Maraykanka. Trump ayaanan sii daynin cashuurta uu bixiyay taas oo dad badan u qaateen in uu yahay khiyaanoole.
Trump ayaa haddii lagu helo in uu wax isdaba mariyay lagu qaadi doonaa xukun ka xayuubin. Trump wa madaxweynaha kaliya ee aan soo saarin cashuur bixintiisa.
Banaanbaxyada ayaa ka socda magaalooyinka waaweyn ee Maraykanka. Dadka ayaa khaati ka taagan nin madaxweyne u ah oo aan sii deyn inta ay tahay cashuurta uu bixiyay xilli uu leeyahay aduun dhan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay