November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Banaanbax balaadhan oo ka dhacay Muqdisho oo lagu diidey talaabada Trump ee Al-Qudus

Banaanbax balaadhan ayaa ka dhacay Muqdisho oo lagu diidey talaabada Trump ee Al-Qudus ugu magacaabay caasimada Yuhuuda. Dadka isku soo baxay ayaa aad uga cadhaysnaa.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=0ojaeCrNFsM[/embedyt]



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS