X

Banaanbax ka dhacay Koofur Afrika oo Somalidu waxyar kaga fakadeen dadkii waday+MUUQAAL

Dalkaasi Koofur Afrika waxa ka dhacay banaanbax xoogan oo lagu diidanaa siyaasiyiin iyo dadka ajaanibta ah. Goobta lagu dhigayay banaanaxa ayaa waxa tukaamo ku lahaa Somalida inkastoo Somalidu markiiba hore ka xidhatay tukaamadeeda.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.