X

Banaanbax laga xanaaqsan yahay xaalada Laascaanood oo ka dhacay Puntland: SAWIRO

Banaanbax laga xanaaqsan yahay xaalada Laascaanood oayaa ka dhacay Puntland. Dibedbaxyadan oo ay soo diyaariyeen dadka deegaanada Sool ayaa lagu sheegay in Muuse Biixi iyo taageerayaashu jeelka ku gureen dad badan oo reer Laascaanooda.



Xoghayaha dowladda hoose ee degmada Dangorayo Maxamed Cismaan Kawte oo ka mid ahaa dadkii ka qeyb galay dibadbaxa ayaa sheegay in mar walba ay garab taagan yihiin Shacabka laas-canood,isla markaana ay ka difaacayaan cadawga Soomaaliland sida uu hadalka u dhigay.

Taageerayaasha Muuse Biixi ee Laascaanood ayaa jelka ku gurey dad badan. Siyaasiyiinta gobolka Sool ee kolba dinac u socda ayaa dhib u gaystey ama qixiyay dadkooda.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.