Banaanbax xoogan ayaa ka dhacay Burco halkaas oo Muuse Biixi siduu uu ula wareegay talada maamulka uu jerlka ka buuxiyay qofkii hadlaba. Tirada inta uu ka buuxiyay jeelka ayaa kor u dhaafaysa ilaa 100 oo ay ku jiraan dad caadiyay, weriyeyaal.
Dadkan banaanbaxa dhigey ayaa aad u xanaaqsan suxufiga Coldoon oo inta badan ka hafka arimaha bulshada iyo cadaalad darada jirta ayaa Muuse Biixi u dulqaadan waayay kadibna jeelka u taxaabay.
Maaha markii ugu horeysay ee Coldoon jeelka loo taxaabo waxana doorkii hore lagu xirey maxaad Xamar u tegtay. Maamulkan ayaa ka dhidida dadka Xamar tega waxana la ogyahay inay xiriir hoose la leedahay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay