23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Banaanbax xoogan oo ka dhacay London laguna diidan yihiin Kiiniya: nooga bax dalka:SAWIRO

Banaanbax weyn ayaa ka dhacay xarunta Ingiriiska ee London looga soo horjeedo ciidamada Kiiniya oo xasuuq ka gaystey deegaano ka tirsan gobolka Gedo ee Koofurta Somaliya. Xasuuqan oo Kiiniya bilowdey markii dhiigmiiratada shabaab gaadmo kaga dileen askar aad u farabadan. Ciidanka Kiiniya ayaa bilaabey in ay ka aargoostaan dadka shacabka.

Waxase arinta dabooley cadowga ummada Somalida ee dhiigmiiratada shabaab oo KIINIYA ka qabsatey Kismaayo inkastoo markii dambe ay si tosa u faragelisay siyaasada ayna taageertay Axmed Madoobe.

Banaanbaxan ayaa ka dhacay safaarada Kiiniya ku leedahay London ee cariga Ingiriiska halkaas oo dadku ku dhawaaqayeen ”nooga bax dalka” iyo boodhadh ay ku qoran yihiin ”UHURU waa in inoo maxkamada dambiyada.

943947_946234692112370_8323502527504146841_n[1] 12662488_946234665445706_81246630881741899_n[1] 12669425_946235048779001_2365212507187261460_n[1] 12669430_946234875445685_7056318331739592233_n[1]

12670115_946234722112367_8799116938041909580_n[2]12670585_946235138778992_5493888363322891553_n[1]12705187_946234952112344_6440906213297422549_n[1]12669430_946234875445685_7056318331739592233_n[1]12662488_946234665445706_81246630881741899_n[1]12705187_946234952112344_6440906213297422549_n[1]12670585_946235138778992_5493888363322891553_n[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS