Horjoogyada Kiiniya iyo kooxda sheegata beesha caalamka wataan ayaa ku baaqay banaanbax maalinta Jimcaha waxase arintaa wax laga weydiiyay dadweynaha magaalada Muqdisho oo jawaab kulul ka bixiyay. ”Dooni mayno banaanbaxa dabadhilifyadu ku baaqeen waana ognahay in sawiro ay qaadanayaan gaaladu ayna ku rabaan inay eeda dusha uga tuuraan madaxweyne Farmaajo.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS