Banaanbixii ugu balaarnaa ee lagu diidan yahay Trump ayaa ka dhacay Indoonisiya oo lagu qiyaasay inay ku noolyihiin Muslimka ugu badan caalamka.
Dadkan oo lau qiyaasay 100,000 kun oo qof ayaa cambaareeyay talaabada Trump Yuhuuda ugu magacaabay Qudus inay caasimad u tahay. Xagjir Trump ayaan ilaa hadda ka hadlin banaanbaxyada ka dhacaya wadamada muslimiinra.
Dadka isku soo baxay ayaa ku dhawaaqay ”Trump waa xagjir mana yeelayno in Qudus cidkale loo aqoonsado waxaan ka xignaa dhimasho”. Isku soo baxan ayaa waxa taageersanayd dawlada.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS



More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay