X

Bandhiga buugaagta Boorama iyo hadaladii laga jeediyay

Waxa magaalada hoyga waxbarashada Somaliya ee Boorama laga furey bandhiga buugaagta markii ugu horeysay inkastoo ay jireen bandhigyo yaryar markanse waa mid balaadhan oo aad looga soo qaybgalay. Caasimada Awdal ayaa dhinaca kobaca aad ugu hooseysa magaalooyinka ku yaala gobolka.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.