X

Horjooge Muuse Biixi oo markale isku shaandheyn hoose sameeyay iyo maxaabiis uu cafiyay

Horjoogaha Somaliland Muuse Biixi ayaa markale sameeyay shaandheyn hoose oo inta badan ay ku yimaadeen masuuliyiin diidey in qoyska Muuse BIixi toos uga amar qaataan oo ay shaqadooda gutaan, Horjooge Muuse Biixi ayaa laga yaabay inta jeer uu sameeyay isbedel hoose.


Hadaba isku shaandheynta hoose ayaa sidan u qorneyn:

Ujeeddo: Xil Ka-qaadis
Ku: Maxamed Daahir Axmed Furre;
Wasiir Ku-xigeenkii Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska
Ku: Cismaan Sheekh Cabdi Sheekh Maxamed Kaahin;
Maareeyihii Hay’adda Waddooyinka
Ku: Cabdi Nuur Sugaal;
Guddoomiye Ku-xigeenkii Gobolka Awdal
Ku: Naasir Ayjeex Jaamac;
Agaasimihii Fulinta Komishanka Qaranka ee Xakamaynta AIDS-ka
Ku: Maxamed Abiib Yuusuf;
Agaasimihii Daaweynta iyo Daryeelka ee Komishanka Xakamaynta AIDS-ka

UJEEDO : MAGACAABID


In laga bilaabo taariikhda maanta aan masuuliyiintan u magacaabo xilalkan:
Axmed Xasan Nuur (Axmed Taajir) Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska
Axmed Yuusuf Maxamed Maareeyaha Hay’adda Waddooyinka Somaliland
Cabdishakhuur Ismaaciil Muumin Aar Agaasimaha Fulinta Komishanka Xakamaynta AIDS-ka
Maxamuud Ismaaciil Cilmi Agaasimaha Guud ee Hay’adda Duulista iyo Madaarada
Xamse Suldaan Aadan Faarax Agaasimaha Guud ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda
Cawaale Faarax Cilmi Badhasaab Ku-xigeenka Gobolka Awdal
Diiriye Cabdi Jaamac Xubin ka tirsan Guddida Qandaraasyada Qaranka
Sahra Maxamed Xuseen Agaasimaha Daaweynta iyo Daryeelka Komishanka Xakamaynta AIDS-ka

Maxaabiistii burcad badeedka e Hargeysa ku xirnaa

Horjooge Muuse Biixi ayaa sheegay inuu cafis u fidiyay maxaabiis Somali ah oo Hargeysa loo keenay inay jeelkooda ku dhamaystaan caro Somaliyeed. Maxaabiistan ayaa sanado ku xirnaa Hargeysa kadib heshiis ay wada galeen Siishalis iyo qaramada midoobey.

Maxaabiista la sii daayay ayaa waxa ku jira

Maxamed Axmed Ciise
2) Cadow Cali Cismaan
3) Cabdillaahi Yuusuf Xirsi
4) Axmed Cali Cismaan
5) Axmed Cali Siciid
6) Maxamed Axmed Cali
7) Bashiir Khaliif Xaashi
8) Cabdirisaaq Maxamed Cali
9) Cabdifataax Axmed Xasan
10) Nuur Maxamed Aadan
11) Jamaal Maxamed Cali
12) Cali Maxamed Cali
13) Cabdillaahi Maxamed Xasan
14) Cabdi Tahliil Xasan
15) Daahir Cabdillaahi Warsame
16) Cabdiqaadir Cabdi Cali
17) Cabdinuur Xaaji Aadan
18) Maxamed Maxamuud Xasan
19) Abuukar Axmed Ciise

Soo akhrintii Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.