Bangiga dhexe ee magaalada Hargeysa ayaa qarka u saran in uu xidhmo sida lagu soo waramayo xaalada uu ku jiro. Bangiga ayaa inta badan faaruqa oo ayna oolin wax lacaga. Waxa gabaabsi noqdey lacagihii la dhigi jirey.
Lacagaha soo xerooda ayaa inta badan lagu bedeshaa doolar kadibna lagu xereeyaa wadamada dibedda. Lacagta beenta ah ee Somaliland ee lagu daabaco Hindiya ayaa keentay sicxir barar aad u weyn.
Lacagahan ayaa inta badan la soo daabacdaa xilliyada doorashada waxana madaarka iyo dekedaha iyo suuqyada looga bedeshaa doolar.
Bangiga ayaa shalay iyo maanta ay albaabadu u laabnaayeen.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay