19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Baraasiil oo garaacdey Migsiko una soo baxdey wareega sadexaad

Baraasiil ayaa garaacdey Migsiko una soo badey wareega sadexaad. Migsiko ayaa firfircooni dheeraada la soo baxdey qaybtii hore ee ciyaartii inkastoo ay Khalkhal gelin difaaca Baraasiil.



Baraasiil ayaa qaybtii labaad ee ciyaarta horaanteedii gool ku aamusiisay taageereyaasha Migsiko waxayna ugu biirisay mid kale. Inta wixii ka dambeeyay ma jirin weerar Khalkhal geliya.



Migsiko ayaa sidaa ku hoyatey halka Baraasiil la ciyaari doonto Beljim oo gadaal kaga yimi Jabaan sidaana ku badiyay 3 iyo 2.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS