11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Barcelona oo gurigeeda ku garaacday kooxda Real Madrib iyo horyaalka oo u soo ifaya

Barcelona–Kooxda kubada cagta ee Barcelona ayaa xalay gurigeeda ku garaacday kooxda Real Madrib. Kulankii xalay ayaa ahaa mid aad loo daawaday iyadoo ciyaarta qaybteedii hore ku dhamaatay hal iyo hal laakiin ay ciyaarta qaybteedii dambe uu ciyaaryahana Suarez u dhaliyay Barcelona goolkii guusha.

Barcelona ayaa hogaaminaysa koobka horyaalka naadiyada Spain iyadoo aan wax sidaasa ka horeyn kooxda Real Madrib. Guushii xalay ayaa keeni karta in Barcelona sii badsado dhibcaha haday ka badiso ciyaaraha hadhay.

_81833375_barcelona[1] _81833378_ronaldo[1] _81833761_suarez[1] _81833765_barcelona[1]

ARAABINEWS