22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Barcelona oo qaaday koobka naafiyada Yurub iyadoo u xoog sheegatay kooxda Juventus+SAWIRO

Kooxda Barcelona ayaa  xoog sheegatay kooxda Juventus koobka naadiyada Yurub oo ka dhacay Berlin. Waxa firfircooni dheeraada la soo baxay kooxda Juventus gelinkii hore inkastoo ka gadaal kooxda Barcelona ay la soo baxday dhaq dhaqaaq xoogan. Goolasha ayaa ku dhamaaday hal gool oo Juventus ah iyo sadex  gool oo Barcelona ay guushu ku raacday.

barcelona-players-lionel-messi-luis-suarez-and-neymar[1] Noticia-139024-barcelona-juventus[1] Noticia-139024-barcelona-juventus[1] 8ef4c1912442c19e9919a2ef2c6969da_crop_north[1]