Kooxda kubada cagta ee Barcelona ayaa ku tumatay kooxda kubada cagta ee Jarmalka ee Bayern Munich ciyaar xalay aad loo daawaday oo ka dhacday garoonka Barcelona ee Nawakamp. Barcelona ayaa geed ku xidhay Bayern Munich una ogolaan wayday in ka hesho wax fursada, taas oo keentay in Barcelona ciyaarta qaybteedii dambe shidanto si xun uga aargosato Bayern Munich.
Ciyaarta kale ayaa lagu ciyaari doona Bayern Munich lagamana saadalin karo iyadoo ay adagtahay fududahayna in Bayern Munich gurigeeda guushu ku raacdo.
ARAABINEWS.COM
![2015.05.06_FCB_-_BAYERN_011.v1430946577[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/05/2015.05.06_FCB_-_BAYERN_011.v14309465771.jpg)
![_82817590_lahm_getty[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/05/82817590_lahm_getty1.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay