Koobka naafiyada dalkaasi Spain ayaa si xowliya ku socda iyadoo kooxda Barcelona ku dhowdahay in ay qaado koobka waxayse dhinaca kale qarka u saran tahay in ay lumiso oo ay koobka qaado Real Madrib oo ay Barcelona ka horeyso laba dhibcood.
Barcelona ayaa ciyaartii xalay sided ku garaacday kooxa Cordoba oo iyadu la timi ciyaar wanaag inkastoo difaaca kooxdu aad u liitay. Goolasha ayaa waxa dhaliyay xidiga kooxda Messi, Suarez oo min sadex gool dhaliyay halka ciyaaryahanka Brazil ee Neymar isna dhaliyay gool, goolasha kalana ay dhaliyeen ciyaaryahano kale.
Real Madrib oo ku dabajirta Barcelona ayaa ciyaar adag la gashay Sevvile halkaas oo ay guushu ku raacday sadex gool iyo labo.
ARAABINEW.COM
![71a25de69143bca74ab40385b060b96e_crop_north[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/05/71a25de69143bca74ab40385b060b96e_crop_north1.jpg)
![460101710.0[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/05/460101710.01.jpg)
![460101710.0[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/05/460101710.011.jpg)
![9837bf522743f829b4487bcee52b39b1_crop_north[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/05/9837bf522743f829b4487bcee52b39b1_crop_north11.jpg)
![Barcelona-vs-Cordoba[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/05/Barcelona-vs-Cordoba1.jpg)
![hi-res-7a69bf01603cfc2da7250b902ec5162b_crop_north[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/05/hi-res-7a69bf01603cfc2da7250b902ec5162b_crop_north1.jpg)
![hi-res-494c3f60059e730a7822491118cd5528_crop_north[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/05/hi-res-494c3f60059e730a7822491118cd5528_crop_north1.jpg)
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay