Dhalin durba ka gadoodey musuqa doorashada ayaa Burco isku soo baxay iyadoo la maqlayo rasaas dhacaysa. Doorashada dhacdey usbuucan ayaa xisbiga Wadani sheegay in ku shubasho ay jirtey oo aan waxba laga qaban.
Taageerayaasha xisbiga Wadani ayaa aad u cadhaysan sida wararka aan ku helayno ayadoo welli aan lagu dhawaaqin tirada dhabta ah oo si cad ay u muuqatey in xisbiga Wadani uu guulaystey.
Haddii aan xiisada la dejin waxay abuuri kartaa in gobolku qalo qas siyaasadeed oo xun ayna ugu wacan tahay haddii doorahada lagu shubto.
Hugunka waawayn ee rasaasta iyo ta yaryar ayaa aad uga socda dhamaan galbeedka magaalada Burco, hadii aan xal siyaasadeed loo helina laga cabsi qabaa in uu faafo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay