11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Barlamaanka dawlada dhexe oo meelmariyay sharciga shaqaalaha ajanabiga ah oo aad loo sugayay

Barlamaanka dawlada dhexe ee Somaliya ayaa meelmariyay sharciga shaqaalaynta dadka ajanabiga ah oo dalka aad ugu soo batay isla markaana ka shaqaysta shaqo kasta oo ay qaban lahaayeen shaqaale Somali ah inkastoo sidii dalku u burburey ayna jirin xirfad ay leeyihiin shaqaalaha Somalida ah. Sharcigan ayaa horeysiinaya qofka Somaliga.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM