X

Barlamaanka Jabuuti oo yeeshay xarun cusub oo uu ku shiro+SAWIRO

Jabuuti 23 Nov 2014–Barlamaanka Jabuuti oo yeeshay xarun cusub oo uu ku shiro. Xaruntan ayaa la sheegayaa in ay maalgeliyeen wadamo carab ah. Jabuuti ayaa hore u lahayd hool weyn oo lagu qabto shirarka caalamiga ah iyo xafladaha waaweyn waxana inta badan ay caawimo ka heshaa wadamada saaxiibka la ah.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.