X

Barlamaanka oo aqbalay codsi uga yimi r/wasaaraha dibna u dhigey cod u qaadista golaha wasiirada cusub

Muqdisho–R/wasaare Cumar C/rashiid ayaa ka codsaday golaha shacbiga inay muddo siiyaan cod u qaadista golaha wasiirada cusub isagoo ka baqaya in ay diidaan maadaama badankooda yihiin wasiiro qurba jooga.

R/wasaaraha oo hortagey golaha shacbiga ayaa codsigaas laga aqbalay waxana dib loo dhigey muddo aan sidaa u dheerayn.

Isqabqabsiga u dhexeeya barlamaanka iyo r/wasaaraha ayaa waxa sabab u ah dano shaqsiyeed oo ku jira barlamaanka iyo Xasan Sheekh.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.