X

Koobka Afrika iyo labada Congo oo maanta kulmaya wareega labaad iyo Tunisiya Igwatoore Gini

Igwatooriyad Gini–Ciyaaraha koobka Afrika wareegoodii labaad ayaa ka bilowday dalkaasi Igwatooriyad Gini waxana caawa wada ciyaari doona labada Congo iyo Tunisiya iyo dalka isagu marti gelinaya ee Igwatooriyal Gini oo ah ciyaarta dambe.

Waxa beri oo Axada isku qoran kooxaha Ivory Coast iyo Aljeeriya oo ciyaar xiisa leh noqon doonta iyo xulalka Gaana iyo Gini oo iyaduna adag.

Dadka indha indheeya xulalka Afrika ayaa leh koobkan waxa u dhow in kooxaha manta iyo beri midkood qaadaan koobka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.