X

Barlamaanka oo beri kulmaya xilli kooxda beesha caalamku welli qasayaan doorashada

Gudoonka barlamaanka ayaa iclaamiyay in berito oo Isniina la isugu yimaado golaha shacabka halkaas oo looga doodi doono doorashada ay ku dhegan yihiin kooxda sheegata beesha caalamka.


Kooxdan ayaa muddo 9 bilood ah ku dhegan doorashada dalka, waxayna rabaan inay la wareegaan nidaamka doorasho oo ay inqilaabaan dawlada. ” Ma rabaan madaxweynaha hadda talada haya waxayna doorbidi lahaayeen fadhiiyo dalkan ku rida dib u dhac weyn ayuu yiri Cali Calasow.


”Waxay kooxdani kolba soo saaraysaa qoraalo lidi ku ah qaranimada dalka ayagoo kolba la imaanaya shuruudo cusub. Shuruudaha ay keenaan waxa ka mida inaan dhinacna looga leexan oo aan meesha laga saarin labada u adeega iyaga, barlamaankuna dibedda ka ahaado hanaanka doorasho ee dalka.


Waxaan sugnaaba waa wixii ka soo baxa kulanka beri oo xiiso gaara yelan doona.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.