X

Mucaaradka Jabuuti oo ku midoobay urur si dalka looga badbaadiyo Ismaaciil

Xubin muhiima oo ka tirsan mucaaradka Jabuuti oo waraysi bixiyay ayaa sheegay in mucaaradka Jabuuti ku midoobay hal urur ayna iska dooran doonaan gudoomiye. Shirar dhawaanahanba u socday ayaa lagu go’aamiyay in dalka la badbaadiyo.


Ismaaciil Cumar Geele ayaa dhulka la galay Jabuuti oo ka mid noqon lahayd wadamada ugu qanisan Afrika halka uu ka dhigey guri uu isagu leeyahay, ayadoo masaakiintu ka cawdaan in isbitaalada laga iibiyo sariirta.


ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.