Barlamaanka oo ku dhegen Farmaajo diideyna heshiis lagu dhisayo ciidan beeleedyo HALKII laga dhisi lahaa ciidan qaran. Heshiiskan ayaa loo arkey mid u adeegaya danaha shisheeye iyo cida ku adeeganaya xilli beesha caalamku faraxsan yihiin maadaama dawlada Somaliya diciif tahay bedelkedana ay jiraan maamul jufeedyo degan.
C/llaajhi Warmooge
ARAABINEWS