X

Barlamaanka oo la wareegi doona doorashada dalka

Waa markii afraad oo kooxda sheegata beesha caalamka oo ah safiiro dalka u fadhiya dalalkooda haddana si caadiya u qasaya doorashada dalka ay diidaan nidaamka doorashada.


Haddaba barlamaanka Somaliya ayaa ku hanjabay inay la wareegi doonaan doorashada soo dhejin doonaan jadwal cusub kaas oo kooxda sheegata beesha caalamka ay ka walaacsan yihiin.

Muranka doorashada ayaa kooxda sheegata beesha caalamka ay soo gaarsiisay heerka ay ka rabto iyada ka dhigeysa Somalida kuwo is fahmi waayay.


Waxa la filayaa haddii kooxdu ogolaan weydo doorashada in barlamaanku qaato doorkiisa kaga haboon maadaaa=ma ay hore u ansixiyeen nidaamka doorashada ee madaxweynuhu rabin.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.