Muqdisho–Barlamaanka Somaliya ayaa ka dooday caqabadaha haysta xawaaladaha Maraykanka halkaas oo laga soo sheegayo in bangiga qabta lacagtooda uu u sheegay in uu joojinayo bishan gudaheeda inkastoo aan la ogeyn xilliga.
Xawaaladaha qaar ayaa waxa si toosa u adeegta argagixisada caalamiga ah sida shabaab, Dhiigmiiratada Daacish, Boko Xaram, Talibaan iyo kuwo kale inkastoo hadda la diwaangeliyo dadka.
Bangiyada ayaa ka baqaya in lagu eedeeyo in ay u adeegayan dad aan sharci ahayn waxana la isku miisaamayaa u adeegida Somalida masaakiinta ah iyo ka hortagidas argagixisada caalamiga ah.
Barlamaanka ayaa codsaday in arintan lagala hadlo madaxda qaranka ee dalkaasi Maraykanka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay