X

Barlamaanka Somaliya oo ku qoslay fowdadii raiisal wasaaraha

Barlamaanka Somaliya oo soo saaray qoraal ayaa ka hadlay fowdadii maanta uu ku kacay wasiirka koowaad, waxa xataa qoslaya kooxda XALANE. ”Wax kasta waan ka aragney Somalida laakiin kama aaaan arkin nin isagii qof magacaaba isla isagiina dhaarinaya ayuu yiri diblomaasi jooga xarunta XALANE.


”Ma taageeri karno qof sidaan u shaqeeya waaba haddii aan la shaqayn lahayne ayuu raaciyay dawladaha ma wuxuu u haystaa iany ku shaqeeyaan kala dambeyn la’aan.


Barlamaanka ayaa xasuusiyay Maxamed Xuseen Rooble in dalku ku jirin firaaq dastuuriya oo hay’adihi kale oo dhan istaageen aan ka ahayn isaga iyo wasiirada kale, ee hadday iyagu jirina isna jireyn.

Waxay bareen sida dawladnimadu u shaqayso iyo dastuurka dalka u yaala. Waxa hadda wixii ka dambeeya la sugaa waa in madaxweynaha shaqadiisa qabsado.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.