November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Barlamaanka Somaliya oo go’aan ka soo saaray xadgudubka Kiiniya una sheegay Kiiniya in ay ciidankeeda la baxdo: ARAG

Barlamaanka Somaliya ayaa go’aan ka soo saaray xadgudubka Kiiniya ku samaysay dhulkeena iyadoo baro xanibaadeed ka samaysay gudaha dhulkeena iyo sidoo derbi iyo xanibaado kale. Madaxweynaha Kiiniya ayaa sheegay in Kiiniya isla ilaalinayso argagixisada shabaab laakiin ujeedadu tahay in ay ku xalaashado badeena iyo bariga.

Barlamaanka ayaa soo saaray una sheegay in Kiiniya la baxdo ciidankeed isla markaana la keeno kuwii bedeli lahaa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM