10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Barnaamij shaaca ka qaaday siduu u dhacay xasuuqii Baydhabo ee lagu dilay boqol qof iyo lacagta ay ku fuliyeen

Sanadkii hore ayay ahayd markii argagixisada shabaab xasuuq xun ka gaysteen magaalada Baydhabo halkaasna boqol qof ka dhigeen dad ay dilaan iyo kuwo ay laxaad tireen. Hadaba barnaamijkan ayaa daboolka ka qaaday sidii loo soo abaabuley xasuuqaas iyadoo waraysiyo lala yeeshay ragii fuliyay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS