Waa barnaamij ay daadihiyaan Hibo Cumar iyo Axmed Jowhari oo ka hadlaya nolosha xiliga guurka iyo is bedelka cusub ee lamaaneyaashu ay galaan sida loo baxayo noloshaas cusub. Waxa kale oo ku jira qodobo xiise leh oo isla qodobadaas hore ah.
ARAABINEWS.COM