20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Barnaamijka dhibanaha bokhran oo doorkan looga hadley shirqoolada Awdal

Waa barnaamij aalaaba lagu soo qaato qodobada markaas xiisaha leh waxana doorkan lagu taabtey shirqoolada loo gaystey Awdal sodonkii sano ee u dambeeyay. Waxa daadihiya suxufiga da’da yar ee Faysal Abroone.





ARAABINEWS