09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Barnaamijka faaliyaha qaranka oo dhacdadii Berbera ka saaray heestii somaliya somali baa leh+ARAG

Barnaamijka aadka loo jecelyahay ee faaliyaha qaranka ee Universaltv ayaa dhacdadii foosha xumayd ee Berbera ka dhacday ee Somalida dhulkoodii loo diidey ka saaray heestii caanka ahayd ee Somaliya Somali baa leh. Ummada Somaliyeed ayaa dhamaantood cambaareeyay sida loola dhaqmey hooyooyinka watay caruurta gaajaysan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM