Telefishanka qaranka qaybtiisa Minasota ayaa soo wada barnaamij xiise leh oo ay ugu talogaleen sanadka cusub. Waxa marti ku ah Hibo Maxamed oo gabay kaga qaybgalaysa, Safiyo Tusmo oo tix cusub kaga qaybgalaysa halka fanaaniinta kale sida Nakruuma iyo kuwa kale iyaguna aanay yaraysan. Insha Allah.
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay