09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Barnaamijka xiisaha leh ee Hodan Naaleeye oo doorkan lagu soo qaatay nin dadka la nacay daryeela+MUUQAAL

Barnaamijka aad ka u xiisaha leh ee Hodan Naaleeye ee Integration tv oo doorkan lagu soo qaatay dadka nin isagu aan lahayn takhasus dhinaca dhakhtarnimo hadana u go’ay in uu wax la qabto dadka maskaxda ka jiran ee Somalidu dayacdo. Waxa barnaamjika kala qayb galaya gabadha iyadana sheegtay in ay masxkada wax ka qabtey laakiin ay ku badbaaday qurbaha ay tagtey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM