12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Baylood Ruusha oo ka badbaaday diyaaradii Turkigu soo riday oo sheegay in aanu jirin wax digniina oo Turkigu siiyay

Baylood waday diyaaradii Turkigu soo riday ayaa markii ugu horeysay hadlay kadib markii uu ka badbaaday. Bayloodka oo ku sugan xero Ruushku ku leeyahay Galbeedka Siiriya ayaa sheegay in ayna jirin wax digniina kaliya ay ka war helaan gantaal naga qabsaday dhinaca dambe..wuxuu intaa raaciyay in ay ku jireen dhinaca Siiriya.

Dhinaca kale masuul ka tirsan ciidamada Maraykanka oo jooga Ciraaq ayaa sheegay in xilligii la soo ridayay diyaaradu ay ku sugneyd Siiriya oo ayna ku jirin Turkiga.

Turkiga ayaa ku noolaa Ruushka waxana jiray mashruuc dhaliya korontada oo Nukliyeer ah oo Ruushku ka waday dalka oo hadda Ruushku sheegayo in aanu sii wadayn taasi oo u keenaysa dhaqaale xumo soo darista.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM