X

Beel Ciise oo Boorama dhul looga celiyay beel Samaroon oo si cadho leh uga hadashay

Beel Ciise oo dhul looga celiyay beel Samaroon ayaa si cadho leh uga hadashay sida wax u dhaceen. Dhulka Meesha uu hadda ku yaalo ee Boorama ayaa ah dhul magaaladu soo gaartey waana ta keentay.


Beesha Habaryeesif ( Samaroon) oo iyaguna hadley ayaa ku eedeeyay maayerada magaalada in ay hiiliyeen beesha Ciise ee sida cad dhulka iska leh.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=laS52nZHccI[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.