X

Beel dib uga soo noqotey shirka maamul u samaynta gobolada Hiiraan iyo shabeelaha dhexe

Beel ka mida beelaha dega Hiiraan ayaa dib uga soo laabtey shirka maamul u samaynta gobolada Hiiraann iyo shabeelaha dhexe iyagoo ku soo laabtey Beledweyne maxayse diideen. Shirarka maamul u samaynta ayaa waqti badan kaga lumey Somalida.

C/llaahi WArmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.