X

Cali Gurey oo farta ku fiiqey wadaadada diidan xeerka bangiyada: Ilaahay kaliya ayaan ka baqaa

Gudoomiyaha sadexaad ee UCID ayaa waraysi ku weeraray wadaaada khalkhal geliyay nidaamsharci loogu samayn lahaa bangiyada wuxuuna sheegay mar la yiri wadaadada layskuma tabto in isagu Ilaah kaliya ka baqo. Wuxuu sheegay cida koontada ku haysata hantida shacabka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.