22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Beel ka mida beelaha Habar Cafaan (Samaroon) oo ka diga rogatay xisbiga Siilaanyo iyo sababta

Beel ka mida beelaha Habar Cafaan (Samaroon) ayaa sheegay in ay ka diga rogteen xisbiga Siilaanyo ee Kulmiye iyo sababta ay uga diga rigteen oo ay sheegeen. Odayal ka mida beesha oo shir jaraauid ku qabtey Boorama ayaa sharaxay arimaha ay diideen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM