05/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Beelaha Digil iyo Mirifle oo ku faraxsan nidaamka dulmiga ee 4.5 maxayse ku jeclaadeen: ARAG

Haybsooca 4.5 ayaa Somalida waxgaradka ah iyo culimadu si weyn uga hadleen waxase hadda soo baxay beelo dan ku qaba nidaamkaas diinta ka fog. Hadaba beelaha Digil iyo Mirifle ayaa noqdey kuwii ugu horeeyay oo si cad u taageersan nidaamkan.

C/llaahi Warmnooge

ARAABINEWS.COM