08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Beelaha Habaryeesif iyo reer Ciise (Samaroon) oo war ka soo saaray xisbiga ay ku biireen

Beelaha Habaryeesif iyo reer Ciise (Samaroon) ayaa war ka soo saaray xisbiga ay ku biireen. Ololaha xisbiyada Somaliland ayaa dhamaadey ayadoo xisbiga Wadani kaliya uu harsan yahay berry inuu sameeyo isku soo baxooda.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS