15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Beelaha Harti ee maamulka Somalilaan oo xirtey kursiga afhayeenka wakiilada

Beelaha Harti ee maamulka Somalilaan oo shir jaraaid qabtey ayaa sheegay in kursiga afhayeenak golaha wakiilaada inuu iyaga u xiran yahay oo aan cidkale ku fariisan karin, ayagoo raaciyay inuu jirey heshiis dadban oo arintaas la xiriiray.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS