Beelaha Harti ee maamulka Somalilaan oo shir jaraaid qabtey ayaa sheegay in kursiga afhayeenak golaha wakiilaada inuu iyaga u xiran yahay oo aan cidkale ku fariisan karin, ayagoo raaciyay inuu jirey heshiis dadban oo arintaas la xiriiray. (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); https://youtu.be/2C7oThZKAAI (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Maxamed Yuusuf ARAABINEWS (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});