Beelaha Jibriil Yoonis oo aanu ku jirin Maxamuud Yoonis iyo Habar Cafaan (Samaroon) ee dega gobolka Harawa ee Somali galbeed ayaa cabasho u direy madaxweynaha Somali Galbeed Mustafe Cagjar.
Beelahan ayaa qayb ahaan ka cabanaya isla iyaga dhexdooda halka qaarna leeyihiin waxay ku dulman yihiin gobolka Harawa ee maamulkii hore magacaabay.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=u-BxFKlWqp0[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay