07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Beelaha Jibriil Yoonis (Samaroon) oo beeniyay in ay Muuse Biixi taageereen: baabuur na siisan meysid

Beelaha Jibriil Yoonis (Samaroon) ayaa beeniyay in ay Muuse Biixi taageereen waxayna ka cadhootey odayaal moodey in Jibriil Yoonis lagu iibsado baabuur. Waxaan leenahay ka daa beenta.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS