21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Beelaha Majeerteen iyo Xawaadle oo baabuur ay kala dhaceen isku celiyay

Beelaha Majeerteen iyo Xawaadle ayaa baabuur ay kala dhaceen isku celiyay. Baabuurtan ayaa labada beelood ku kala wareegsadeen magaalada Gaalkacayo.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS