X

Beelaha Maxadcase (Samaroon) oo Ka calaacalay Muuse Biixi codsina direy

Beelaha Maxadxase (Samaroon) ayaa calaacal u direy Muuse Biixi oo ay Ku xiiqeen xilligii ay codka siinaayeen. Hadda waxay leeyihiin waxa nagu soo duuley Muuse Biixi gacanyarehiisa jeegaanta ee Maxamed Kaahin.


Suldaan Abshir oo isagu hadda Ka qoomameeya codkii beeshiisu siisay Muuse Biixi iyo jeegaanta ayaa codsi u direy Samaroon kuna yiri hurdada Ka kaca.

“Maanta meelxun ayay maraysa ayuu yiri Suldaan Abshir oo raaciyay waxbaan dooranay na leeyihiine inkaar ayaan dooranay ee Ka kaca meesha.


Hadalka odayada ayaa is waafaqsanayn ayadoo qaarkood ay Ka muuqato inayna Rabin inay ficiltamaan oo leeyihiin Muusow hebel naga qabo ayuu yiri Xuseen Warsame oo Hargeysa jooga. “Inteyna Samaroon kale u baaqin iyagu dhinac ha u wada baydhaan ayuu raaciyay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.